Talo ku socota carruurta waxbarashadu ku adag tahay
Waa wax dabiici ah in dhammaan ardaydu ay ku halgamaan dugsiga waqti ka waqti. Waxaa jira waxyaabo badan oo aad ku samayn karto guriga si aad u taageerto ilmahaaga.
Talo loogu talagalay carruurta dhibaatooyinka waxbarashada qaba Akhriso wax dheeraad ah »

