Sideen u caawiyaa caruurteyda marka rabshad beeleed dhacdo? Taageerada waqtiga:

hadal

Talo ku saabsan la xidhiidhka ilmahaaga

Mararka qaarkood in ilmahaaga ama dhallintaada ay kula hadlaan waxaad dareemi kartaa xoogaa raaxo darro ah. Waa kuwan qaar ka mid ah waxqabadyada aad si wadajir ah u samayn kartaan kuwaas oo u horseedi kara wada sheekaysi dabiici ah iyo xidhiidh wanaagsan.